Asyl Juridik

Kusoo dhawaaw
xafiiska qareenka ee Christenson!

Kusoo dhawaaw xafiiska qareenka ee Christenson!

Ma laguugu khasbay inaad wadankaadi hooyo ka qaxdo oo ma dalbanaysaa magangalyo?

Ma laguugu khasbay inaad wadankaadi hooyo ka qaxdo oo ma dalbanaysaa magangalyo?
 
Ma u baahan tahay adigu ama qof kamid ah qayka in laga kaalmeeyo inuu dalbado ruqsada
degenaanshaha ama sharciga degenaanshaha?
 
Ma ka timid wadan kale oo ma doonaysaa inaad dalbato ruqsada shaqada si aad uga shaqaysan
karayso Iswidhen?
 
Ma doonaysaa inaad dalbato dhalashada Ishwidhen?

Nala soo xiriir innaga si aan kuu kaalmeyno adiga!

Waxa aan kaa kaalmayn karnaa nooc kasta oo su’aalaha socdaalka ah!

Agteena waxa aad ka helaysaa fursada ah inaad fariisato oo si degan uga hadashid
fursadahaada. Waanu dhagaysanaynaa, waanu kaalmaynaynaa oo waxaan faham
uleenahay xaaladaada.

Kusoo dhawaaw inaad inaga nala soo xiriirto!

Waxa aan kuu soo bandhigaynaa la talin afafka Ingiriiska, faransiiska, isbaanishka iyo bortaqiiska, hadii aad ubaahna tahay la talin luqad kale ah dabcan waxa aan kuu qabanaynaa turjume kulanka aad innaga nala leedahay.

Cinwaanka: Lilla Brogatan 31 503 35 Borås